Madaxweynihi hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole haadana ah Senator katirsan Golaha Aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Cabbaas Siraaji.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Faroole oo aan hadalkaan la gamban ayaa waxuushnimo ku tilmaamay dilkaan, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay inay Soomaaliya weydo wasiir dhalinyaro ah oo howlkar ahaa, tusaalena u ahaa dhalinyarada.