WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday war ay ku farxeen Dhagaha Shacabka Somaliyeed iyo Wasiir Bayle oo sharaxaya Shirka Washington-Video

Wasiirka Maaliyadda Somalia Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo Ka qeybgalay shirka ha’ada lacagta Aduunka ee IMF Iyo World Bank aysoo qabanqaabiyeen oo in kabadan 200 wadan wasiirada isla Maaliyada ee dalalka Caalamku ay Ka qeybgaleen ayaa wuxuu ka hadlay arimo kala duwan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Soomaaliya lacagtii deymaha ee $5.5 Billion ee Dollar laga rabay waa loo dhaafayaa qeyb ahaan ama gabi ahaan, haddi ay la timaado dowlada cusub la xisaabtan Iyo dowlad leh maamul maanaagsan “ Ayuu yidhi Bayle.

Sidoo kale wuxuu si faah faahsan uga hadlay waxyaabaha ay Halkaasi hordhigeen, Halka Soomaaliya ay wax u marayaan iyo Qorshaha Xukuumada cusub ee Qaybta uu ka yahay.

 

SOMALI NEWS

To Top