WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ciidamada Kenya oo laayey Boqolaal Geella oo Soomaali leedahay Guryo badan oo la Gubay iyo Xaalad adag-Video

Wararka ka imanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in geel badan oo ay lahaayeen dad Soomaali ah la laayey, guryana la gubay kadib markii dad budhcad ah ay soo weerareen xoolo dhaqatada oo ku nool meel u dhow xadka Gobolka Soomaalida Kenya uu la leeyahay Gobollada Kitui iyo Tana River.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top