WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiweli Gaas oo Galmudug ugu Calaacalay Nabad baan rabnaa“Hadaad Colaad Qadataan, Nabad Ayaanu Qaadanay,,-Video

Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas ayaa Wuxuu sheegay inay doonayaan inay Nabad Kula Noolaadaan Reer Galmudug, Wuxuuna u Diray Codsi ku aadan Arintaasi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Hadii ay Nabad Rabaan Nabad ayaanu Rabnaa, Hadii ay Colaad Rabaan Anagu Nabad ayaanu Rabnaa, Waxay wax badan ku Xumaadaan Isfaham la’aan iyo Kala Shaki, waxaa loo baahan yahay in la isku Tanaasulo, Magaalada Gaalkacyo iyo Gobolka Mudug wuxuu Nagu Wada Anfacaa Nabad iyo Horumar, Cidna Colaad Guul gaar ah kuma

 

SOMALI NEWS

To Top