WARARKA SOOMAALI

Daawo:Cabdiraxmaan Cirro oo guul ka gaadhay murankii Gudiga Doorashada iyo Kooxdii Muuse Biixi ee Buugta Been abuurka ah-Video

Musharaxa Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro oo ay dhinac taagan yihiin Gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta Cadeeyay in Buugaagtii Doorashada ee ay horey usoo bandhigeen ay yeesheen Gudiga Doorashada.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Buugaagta ayaa Horey Gudiga doorashadu u sheegeen inay yihiin Been abuur, Balse Hada waxay Xaqiijiyeen inay yihiin kuwa run ah, Taasi Xaqiijisay eedayntii Xisbiga wadani soo jeediyey inay Dhab ahayd.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Cabashooyinkii ay horey u gudbiyeen sida looga jawaabay, Wuxuuna Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Wadani.

 

SOMALI NEWS

To Top