WARARKA SOOMAALI

Daawo:Baabul Camey oo ku sugan Deegaan uusan Aqoon oo Beeniyey Diyaaradihii Dhawaan uu ka hor istaagay in ay Tagaan Taleex iyo Buuhoodle-Video

Cabdixakiim Xaaji Maxamud Cumar{Baabul Camey} Hogaamiye ku xigeenka Maamul Beeleedka Garoowe oo dhawaan is hortaagay Diyaarado Buuhoodle iyo Degmada Taleex u waday Raashin Nafaqeysan iyo Daawo ayaa maanta ka hadlay warkas wuxuuna si cad isaga oo iska indha tiraya ku sheegay Been Abuuur.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Baabul Camey ayaa Sida ay ilo xogaagalu noo xaqiijiyeen wuxuu Diayaaradahaas ku amra in aysan ka degi karin Buuhoodle iyo Taleex oo ay yihiin Meelo Bilaa amni ah.Sidaas darteedna aysan Naftooda halis galin ilaa amar dambe.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top