WARARKA SOOMAALI

DAAWO YAABKA:Gabadh Diblumaasiyad Mareykan ah oo Af-Soomaaliga si caadi ah ugu hadlaysa iyo Qaabkii ay ku baratay-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiga Diblumaasiyad Maraykan ah oo ka shaqaysa Safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya, ee Muqdisho, Islamarkaana ku Hadasha Af-soomaaliga.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ugu Horayn ayaa waxaa wax laga waydiiyey sida ay ku Baratay Af-Soomaaliga iyo Macalinkeedii, waxyana sheegtay inay Dedaal gelisay markii ay ogaatay in Soomaaliya loo dirayo, Waxayna sheegtay in macalinkeedu uu ku Nool yahay Gobolka Virginia ee maraykanka, waxayna ka hadashay Arimo kala duwan.

SOMALI NEWS

To Top