WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland oo ganafka ku dhuftay Heshiiska Dekedda Berbara lagu wareejinayo-Video

Golaha Baarlamaanka ee Somaliland oo maanta ka hadlay Heshiiskii dhowaan dhexmaray Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Somaliland, oo ku aadan Heshiiskii Dekedda Berbera.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada ayaa sheegay inaanu Heshiisku ahayn Mid Sharci ah, Islamarkaana aanu ahayn wixii la Hor keenay Waagii hore ee ay meel mariyeen.

SOMALI NEWS

To Top