WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan ka soo jeedda SSC kana mid ah Xubnaha guurtida Maamulka Somaliland oo codsi yaab leh soo jeediyey-Video+Warbixin

Xildhibaan Cabdiqaadir indho-indho oo ka mid ah Golaha Guurtida Maamulka Somaliland Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC ayaa si Lama Filaan ah ugu Dhawaaqay in Muuse Biixi Looga Baahan Yahay inuu Kala Diro Gudiga Doorashooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Cabdiqaadir indho-indho ayaaa Sida Muuqata Doonayo in Golaha Wakiilada Somaliland La Kala Diro xili isaga uu Yahay Guurtida Maamulka Somaliland.

SOMALI NEWS

To Top