WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xaalad halis ah oo ka taagan Burco iyo Banaanbax xooggan oo ka socda-Video

Shacabka ku Dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Banaanbax Balaadhan Dhigay Waxaana Dadku ay ka Cabanayaan Shirkada Hilibka ee Dayib oo Lacagta Qiimaha Hilibka Kor u Qaaday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadkan oo u Badan Dan yar ayaa sheegay in arrintan aysan u adkayan Karin isla Markaasna  ay Dhibaato ku Hayso isla Markaasna ay Somaliland ugu Baaqayaan in ay Wax ka Qabato.

SOMALI NEWS

To Top