Shacabka ku Dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Banaanbax Balaadhan Dhigay Waxaana Dadku ay ka Cabanayaan Shirkada Hilibka ee Dayib oo Lacagta Qiimaha Hilibka Kor u Qaaday.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dadkan oo u Badan Dan yar ayaa sheegay in arrintan aysan u adkayan Karin isla Markaasna ay Dhibaato ku Hayso isla Markaasna ay Somaliland ugu Baaqayaan in ay Wax ka Qabato.
