WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wiil dhalinyaro ah oo si araxan daro ah loogu dilay Magaalada Kismaayo-Video

Wararka naga soo gaadhaya magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland ayaa sheegaya  in halkaas lagu dilay wiil dhalan yaro ah waxaana lagu dilay toorey sida ay warbaahinta u shegeen ehelada wiilkan sida arxan darada ah loo dilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadal haynta ugu badan magaalada kismaayo xiligan waa dilkan ku cusub magaalada waxaa banaan bax sameeyay ehelada wiilkan iyo beeshiisa

SOMALI NEWS

To Top