WARARKA SOOMAALI

Daawo wareysi:-Cali Khaliif oo sheegay in uu u Dad uruursan doono Somaliland la wada leeyahay iyo Socdaalkii Laascaanood-Video

Cali Khaliif Galaydh ayaa waraysi siiyey TV-ga Soomaali News isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool waxaa uu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid tahay socdaal uu ku soo maray wadamadda imaaraadka,Jarmalka iyo Mareykanka.Cali Khaliif Sidoo kale waxaa uu ka hadlay wada hadalka uu Maamulka Somaliland kula sheegay iyo halka ay wax marayaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top