WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Warbixin xasaasi ah Lacagta Al-shabaab kasoo gasha Muqdisho oo la ogaaday & Cashuurta Dekedda!!.

Muqdisho (HM)-Awooda ururka Al-Shabaab ayaa soo martey heerar kala duwan, iyadoo bari ay inta badan xukumayeen Koofurta Soomaalia. Marar kala duwan ayaa awoodooda aad loo wiiqey, sidoo kale waxaa weeraro aad loo qorsheeyey lagu diley inta badan madaxdii kooxdaas.

Helista dhaqaale ay ku howlgalaan ayaa mararka qaar ku adkeyd, waxaase ay hadda u muuqataa in malaayiin Doolarka Mareykanka ay ka ururiyaan meelo aysan maamul ahaan gacanta ku heyn laakiin ay awood u heleen in saameyntooda ay gaarto, islamarkaana ay lacago canshuur iyo zako ay ugu yeereen ay ka qaadaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO WARBIXIN

SOMALI NEWS

To Top