Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Soomaaliya kasoo qabtay Xilala kala duwan oo ay ka mid yihiin R/wasaare Iyo Xildhibaan, Sidoo kalana Noqday Madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa wuxuu ka hadlay Inuu Xiligan diyaar u yahay Xil uu ka Qabto maamulka Somaliland.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Siyaasad Danbe oo Soomaaliyeed oo anigu aan gelayo ma Jirto, Wadahadalka Somaliland dhaqaale iyo Xil kama Rabo, In igu Filan waan soo Shaqeeyay, Hada waxaanba doonayaa inaan Wakhti la Qaato Carruurtayda, Wixii hada ka dambeeya Siyaasada ceeb ayaa laga gaadhayaa inaan kusii Jiro” Ayuu yidhi.
Ugu dambayntii wuxuu sheegay in hadii ay socon waayaan Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland, uu dib u Jabhadayn doono.