WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:-Madaxweynaha Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle oo arrimo Xasaasi ah ka hadlay-Video

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Waraysi uu Bixiyey Waxaa uu Kaga Hadlay Arrimo Badan oo Wadanka Jabuutii ka Taagan isaga oo si Gaar ah uga Hadlay Xaaladaha Siyaasaadeed ee Wadankisa ka Taagan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Si Gaar ah uga Hadlay Doorashooyinka Barlamaan ee Dhowaan ka Dhici Doona Wadanka Jabuuti.

SOMALI NEWS

To Top