WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:-Xiiso badan Boqorka Gabooye,waxa uu ka sameeyo Koofiyaddiisa iyo Caalamka oo u aqoonsan-Video

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixiyey Boqorka Beelaha Goboyee Axmed Iimaan Warsame, Kaasi oo uu kaga hadlay Waxa uu sameeyo Koofiyada uu xidho oo dad badan soo jiidatay iyo Waxyaabaha uu kaga duwan yahay Madaxdhaqmeedka kale ee Soomaalida.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu Waraysiga uga hadlay sida ay looga Aqoonsaday Caalamka inuu yahay Boqorka Geeska Afrika ee Beelaha Gabooye, iyo Dhacdo dhowaan uu sameeyay madaxwaynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

SOMALI NEWS

To Top