WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wararka Saaka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa iyo Ragii kaalinta Shiidaalka ku wax yeeloobay-Video

Waxaa Kaalin Shidaal oo ku Taala magaalada Hargeisa ka dhacday Dhacdo Xanuun badan, Kadib markii Sadex Nin oo Halkaasi galay si ay usoo Sifeeyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hal Nin ayaa ku geeriyooday Haanta Shidaalka kadib markii uu Naqasku ku dhegay, waxaana Masuuliyiin ka hadlay arintaas ay sheegeen inay tahay wax laga Xumaado in Dad shacab ah ku dhiiradaan arimo Halis naftooda gelin kara, iyaga oo aan Haysan  Qalabka lagu Neefsado.

SOMALI NEWS

To Top