WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ururka Misbaax oo maanta Daawo iyo Deeq kale gaadhsiiyey Bukaanada Degmada Widhwidh-Video

Widhwidh Ururka Misbaax Oo Kajira Gudaha Dalka Iyo Dibadaba Ayaa Waxa Uu Deeqo Isugu Jira Daawo Cuntooyin Kaladuwan Iyo Dhar Ay Soo Gaadhsiiyeen Bukaan Shuban Biyoodku Kusooritay Magaalada Widhwidh

Waxaana Deeqdan Ay Usoowakiisheen Dr Ismaaciil Axmed Dayib Oo Ah Gudoomiyaha Shirkada Daawooyinka Shaafici

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Drka Ayaa Deeqdan Kuwareejiyey Gudida Caafimaadka Widhwidh Yadoona Gudidu Ay Umahad Celiyeen Dhamaan Urkaasi Misbaax Oo Ay Uduceeyeen

Ugu Danbayn Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Kasooqayb Qaatan Horumarka Deeganadan Yagoona Dhexda Uxidhay Sidii Ay Kor Uqaad Ugu Samayn Lahaayeen Waxbarashada Degmada Widhwidh Oo Haatan Meel Wacan Maraysa.

 

SOMALI NEWS

To Top