WARARKA SOOMAALI

Daawo:Trump oo ka Dagay Sucuudi Carabiya iyo sida loo soo dhaweeyey-Sawiro+Video.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa gaadhay xarunta Sucuudiga ee Riyaadh, waxana socdaalkiisan oo ahaa kii ugu horeeyey tan iii markii la doortay in ka badan sades bilood ka hor oo uu bilka la wareegay ka bilaabay dalka ugu saameynta badan dunida Islaamka. Madaxweyne Trump oo dhibaatooyin lixaadleh ka haystaan gudaha dalkiisa ayaa waxa uu helay soo dhaweyn balaadhan ayadoo wadooyinka oo dhan lagu sharaxay calanka labada dal, waxaana loo ridder 21 Madfac, sidoo kale waxa uu maanta oo sabti ah kulamo aan loo kala kicin la yeelan doona dawladda Sucuudiga oo uu u saxiixi doono heshiis Military oo 100bilyan oo Dollar ah, wuxuuna sidoo kale AXADDA qudbad u jeedin dona ku dhawaad 39 dal oo Muslimiin ah oo ku shiraya halKaas.

HALKAN KA DAAWO…

Trump ayaa sharaxi doona hadalo hore oo uu ISLAAMKA ku weeraray wuxuuna u dhigi doonaa mid ku wajahnaa waxa loogu yeedho Argagixisada ee aan Moslimka diin ah aan loo jeedin.

Wax weheliya ganacsato badan oo uu ka mid yahay wiilkiisa Jared kushner iyo gabadha uu dhalay ee invanka Trump.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top