WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Xildhibaan ka hadlay sababta uusan weli u fulin Heshiiskii Khaatumo-Video

Hargeisa ( HM ) Xildhibaan Saleebaan Diiriye oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay   Wafdiga ka socday Bariga Gobolka Sanaag ee soo gaadhay Hargeisa, Wuxuuna sheegay inay tahay Arin wanaagsan oo Mar hore loo baahnaa.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto Xaalada Gobolka Sool iyo Hesiiskii Khaatumo.

“Waxaa maqan Gobolkii Togdheer Qayb kamid ah iyo Gobolka Sool, waxaana Muuse biixi usoo jeedinayaa sidii looga heli lahaa Xal waraara iyo Somaliland oo Wada jirta”.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu ka hadlay Heshiiskii Somaliland la gashay maamulka Khaatumo,  Wuxuuna sheegay inay Arintaasi weli taagan tahay, islamarkaana loo baahan yahay in laga dhabeeyo oo la fuliyo Heshiiskii iyo Balanqaadkii loo Sameeyay Dr. Cali Khaliif Galaydh.

Ugu dambayntii Xildhibaanka ayaa ka hadlay  Shaqaaqo u dhaxaysa Laba Beelood oo kasoo Cusboonaatay Gobolka Sanaag Qaybo kamid ah.

SOMALI NEWS

To Top