WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Shirkadda imaaraadka ee DP-World oo khaati ka taagan Gabadh ka tirsan Xisbiga Waddani-Video

Hargeysa (HM ) Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxay ka jeedisay munaasibad lagu Qabtay e dalka Norwey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn Faadumo ayaa soo bandhigtay Cabsida uu Xisbiga kulmiye ka qaaday Wadani, Iyadoona xustay in waxa keliya ee lagu haysto ay tahay inay codsadeen in laso bandhigo Xaqiiqda Heshiiskii imaaraadka lala galay.

Waxay sheegtay in Jabuuti oo Dawlad ah oo 7-Sano ku Qaadatay inay Iska fururto DP-World waxayna is waydiisay cida ka kicin doonta Berbera, waxay sidoo kale soo bandhigto dhaliilo dul hoganaya Xukuumadda Biixi.

SOMALI NEWS

To Top