WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Sida Puntland looga taageeray Saraakiishii reer Sasnaag ee Somaliland isaga baxay-Video

Ceerigaabo ( HM ) Waxaa magaalada Xingagool iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay Banaanbaxyo lagu taageerayo Saraakiishii Ciidamada ee Beesha Warsangeli oo iska Casilay Xilkii ay ka hayeen Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka iyo Qaybaha Bulshada ayaa siwayn ugu mahad celiyey Saarkiisha iyo Ciidamada ka baxay Somaliland, waxayna sheegeen inay Doorteen oo Qaateen Go’aan Gobanimo.

SOMALI NEWS

To Top