WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shirkaddii DP-World “Somaliland waa Dal xor ah,Jabuutina Maxakamad ayaa noo xukmeysa,,Gudoomiyaha Shirkadda-Video

Gudoomiyaha shirkada DPW ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadin. Somaliland-na tahay dawlad madax banaan . cadeeyeyna in ay sii wadi doonaan mashruuca dekedda Bebera iyagoo kaashanaya Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Go’aankii Dawladda Jabuuti ay uga Joojisay Shirkadda DP World, Wuxuuna sheegay inay Maxkamad u dhaxayso Jabuuti, Isagoo sheegay inay rabaan Mag dhow ku saabsan Qaabka loola dhaqmay, Isagoo sheegay inay dekedda xoog kula wareegeen.

SOMALI NEWS

To Top