WARARKA SOOMAALI

Daawo Shacabka isaaq ee kudhaqan Muqdisho oo Cabsi soo wajahday islamarkaana yidhi ” Kama duwanin kuwa lagu Xasuuqayo South Afrika”

Shacabka kasoo jeeda Beesha Isaaq ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay Dil dhowaan ka dhacay Muqdisho, Waxayna maamulka Somaliland ka Codsadeen inay Diyaarad usoo diraan ay Meydkooda ku Qaataan, Waxayna sheegeen inay Noqotay Koonfur Afrika Muqdisho, Islamarkaana waxay codsadeen Ninkii Dilkaasi Gaystay in Sharciga la horkeeno.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Darawalka Taliyihii hore ee nabadsugidda qaranka Gaafoow ayaa Magaalada Muqdisho ku dilay mid kamid ah kaaliyayaashii Maxkamadda sare ee Soomaaliya, Iyadoo Ninka la dilay magaciisa lagu sheegay Mursal Cumar Cismaan, waxaana dilay darawalka Gaafoow oo ay isku guri daganaayeen.

SOMALI NEWS

To Top