WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Koore“Askarnimo Ceeb maaha aniga iyo Madaxweynahaba Askar baanu ahayn,,Maxaa dhexmaray Faratoon-Video

Saleebaan koore oo dhawaan uu Muuse Biixi Wasaaraad u magacaabaya ayaa maanta mar uu ka qayb galayey Munaasibad ay Xilka kula kala wareegayaan Wasiirada waxbarashada ee Maamulkaas wuxuu sheegay in uu Faratoon ku dhiiri galiyey in uu Xildhibaan noqdo,dhanka kalena wuxuu sheegay in isaga iyo Muuse Biixiba ay askar ahaayeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top