WARARKA SOOMAALI

DAAWO- R/Wasaare Hassan Ali Khayre oo Qudbad qiiro gelisey dadkii Madasha fadhiyey jeediyey+Rajjada dalkeena Hoyo-full VIDEO.

R/Wasaaraha dalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Khayre ayaa qudbad uu jeediyey kaga hadlay halka dalkeenu joogo, halka uu hiigsanayo, waxa uu doonayo iyo cida dalkan maanta wax u laban karta, Qabyaalada iyo dhibteeda iyo sida qaranimo Dhidibada loogu adkeyn karo.

HALKAN KA DAAWO…..

Dadkii Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu qiiroodey qudbadiisa, wuxuuna u sheegay inuu diyaar u yahay inuu runta u sheego xataa had shaqadiisa kuwaayayo.

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top