WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Deegaamo Badan oo ka cabanaya Raashin WFP bixiso iyo xanuuno uu sababay+BAAQ ay dire-VIDEO.

Odayaasha, Waxgaradka iyo dadka deegaamada Horufadhi, Balihadhac iyo Geedheer oo kala tirsan gobolada SOOL iyo CAYN ayaa ka hadlay raashin u badan hadhuudh iyo Misir oo ay hay’ada WFP ay bixisay, kaasoo ay sheegeen inuu sababay xanuunka Shuban biyoodka oo dad badan u dhinteen, isla markaana uu yahay Raashin xanuun baahsan dadka gaadhsiiyey, maadama dadku aysan cuni karin nafaqaduna ka idlaatay.

HALKAN KA DAAWO….

Waxay ugu baaqeen hay’ada World Food Programe oo ah hay’ada QM u qaabilsan Cuntada inay raashinkaas ka bedesho ayagoo sheegay inay markii labaad tahay ee ay keenaan kolkii horena dadku si weyn ugu xanuunsadeen.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top