WARARKA SOOMAALI

Daawo Reer Muqdisho oo hadal haya Isbdel Weyn oo muqdisho kadhacay & Kheyre oo…

Is bedel weyn ayaa laga dareemayaa waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo magaalada inteeda badan uu ka yaraaday hubkii iyo ilaaladii fara badnaa ee ay ilaalin jireen mas’uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada.

Go’aankii Golaha Wasiirada soo saareen ee ku aadanaa in amniga Caasimada ayaa intiisa badan dhaqan galay, iyadoo qodobka ugu muhiimsan oo ay shacabka u riyaaqeen uu yahay qodobka ilaalada mas’uuliyiinta dowladda iyo yareynta hubkii lagu ilaalin jiray.

HALKAN RIIX DAAWO

SOMALI NEWS

To Top