WARARKA SOOMAALI

Daawo Ragii Dilkii Geed-dheer Kadanbeeyay Oo Maanta Lacafiyey Iyo Munaasibadii Sida Ay Udhacday

Widhwidh Guud Ahaan Waxaa Lasoo Afjaray Shaqaaqadii Kakala Dhacday Balicad Iyo Geed-dheer
Waxaana Deegaanka Geed-dheer Kadhacay Munaasibad Lagu Cafinayey Ee Deysanayaal Loohaystay Dilkii Alle Ha Unaxariistee Dubad Cabdi Maxamed Oo Dhawaan Kudhintay Geed-dheer
Waxaana Dilkaasi Loo Haystay Labada Maxbuus Ee Kala Ah 1 Siciid Axmed Xuseen Maxamed Cali
2 Faarax Maxamuud Maxamed Cali

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Labadaasi Maxbuus Waxaa Wareejiyey Oday Diiriye Maxamed Cali Bunay Oo Kuwareejiyey Cabdi Maxamed Oo Dubad Dhalay Isagoona Ku Badashay Diyo Yagana Cafiyey
Dhamaan Dadkii Kasoo Qayb Galay Munaasibadaas Ayaa Siweyn Ugu Duceeyey Cabdi Maxamed Oo Wiil Kaxidhan Yahay Una Xidhan Yahay Dowlada Itoobiya Yagoona Iaahay Kabar Yayey In Alle Usoodaayo
tDhalini Yaradii Qoryaha Isuhaystay Ayaa Yaguna Gacmaha Isqabsaday Yagoona Ka Oo Ihiyey Dhamaan Dadkii Kasoo Qayb Galay Madashaasi

SOMALI NEWS

To Top