WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Qadar oo dhabar jabisay imaaraadka Heshiis cusubna kula wareegtay Dekedda Suudaan iyo sida wax u dhaceen-Video

Qatar Iyo Suudaan waxay wada saxeexanayaan heshiis lagu dhisayo dekadda ugu weyn badda Cas oo lagu dhisayo qiime dhan 4 Bilyan oo dollar , waxaana la balaadhinayaa Gasiiradda Sawaakin, waxaana iyaguna ka qayb qaadanaya dawlada Turkiga.

Suudaan waxay yeelan doontaa 51%, Qatarna 49% waxaana qorshuhu yahay in laga dhigo goob Afrika adeeg jaban loogu fuliyo, loolankan ka jira xeebaha badda Cas iyo Badweynta Hindiya ee u dhaxeeya dalalka Carabta ayaa sii xoogaysanaya, Jabuutina waxay iib u dhigtay qaybtii dekadda Dooraale ay ku lahayd shirkadda Dpwold, si loogu celiyo dhaqaalihii Imaaraadka ka galay Dekadda Dooraale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top