WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Qaar kamid ah eheladda Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo Hargeysa ku sugan iyo waxa kala haysta Guri-barwaaqo oo ka been abuurtay Sayidka-Video

Waxaa magaalada Hargeisa soo gaadhay Qaar kamid ah Qoyska  Alle ha u naxariistee  Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Kuwaasi oo siwayn uga Cadhooday buugii uu Qoray Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland C.raxmaan Guri-barwaaqo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen in Buugaasi Sayidka loogu gaystay Aflagaado aad  Qalafsan,  Waxaana arintan Kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan Waxgaradka beesha Ciidagale oo Buugaasi lagu Caayey ay siwayn uga hadleen kadib markii uu Bugaasi oo Xili hore la qoray dhowaan soo shaac baxay.

SOMALI NEWS

To Top