WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Puntland wasiir kasoo jeeda Sool oo ka hadlay dhibaatada Soomaliland ku hayso shacabka Laascaanood-Video

Garoowe (HM)-maamulka Puntland oo ka hadlay qalalaasaha Soomaliland ka wado Laascaanood wasiirka duulista iyo Hawada maamulka Puntland Ilyaas Cismaan Lukatuur oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inuu ka xun yahay waxa ka socda Magaalada Laascaanood oo uu deegan ahaan ka soo jeedo!!.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top