WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Puntland oo mar kale ka hadashay Dagaalka ay kula jirto Soomaliland iyo Xaalada G.Sool-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Shirkii Golaha Wasiirada Maamul Gobaleedka Puntland oo uu shir-guddoominayay  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarka Madaxweynaha ee Magaalada Baydhabo, Xeerka Biyaha Puntland iyo Warbixino Kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Amniga Puntland: Golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa ka warbixiyay xaaladda amniga guud ee Puntland iyo duulaanka qaawan ee lagu hayo gobolka Sool, waxayna goluhu caddeeyeen inaan la fiirsan karin qaylo dhaanta iyo caburinta shacabka Laascaanood lagu hayo ee lulaya Calanka Buluuga ah, iyagoo u taagan astaan midnimo iyo wadajirka Ummada Soomaaliyeed.

SOMALI NEWS

To Top