WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Oradyahanka Caanka ah ee Mo Farax oo dhibaato naceyb dhanka Madowga ah kala kulmay Askarta Dalka Jarmalka-Video

Oradyahanka asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah ayaa fal u muuqda jinsi naceyb waxaa lagula kacay garoonka Diyaaradaha Munich ee dalka Jarmalka.

Mo Farah ayaa muuqaal uu iska duubay xili uu dhibaato kala kulmay booliiska Jarmalka ee ku sugan garoon ka Diyaaradaha ku faafiyay baraha bulshada iyo Warbaahinta, waxa uuna sheegay in jinsigiisa madow owgiis loo dhibaateeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Oradyahankan Soomaaliyeed afar marna ku guuleestay bilada Dahabka  ciyaaraha Olympikada Aduunka ayaa xiliga la dhibaateenayay Transit kusii ahaa garoonka Diyaaradaha Munich isaga oo kusii jeeday dalka Itoobiya.

SOMALI NEWS

To Top