WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo Dekedda Berbera oo ah mid muran xoogan ka taagan yahay-Video

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyey xiliga la bilaabayo dhismaha dekedda Berbera oo 5 cisho ka hor a sxiixay si saamiga ka soo baxa ay u wada qeyb sadaan dhinacyadii heshiiskaasi qeybta kawada ahaa

Sacad Cali Shire Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland ayaa warbaahinta hadalka u sheegay,isagoo xusay in ay muhiimad gaar ah u leedahay iyaga in itoobiya ay heshiiskaasi qeyb ka ahaato.

Wasiir Sacad cali shire ayaa ugu danbeyntii warfidyeenada u xaqiijiyey in dhismaha dekedda berbera uu bilaamayo sanadkan gudahiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top