WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Nin Soomaali ah oo Dad ku dilay meel ku dhow Xarun Safaarad

Booliska dalka Tanzania oo la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegeen in 4 qof lagu dilay toogashadii saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaaladda Darasalaam oo ah Caasimada Ganacsiga ee dalkaasi.

Afarta qof ee la dilay ayaa kala ahaa 3 Askari iyo hal qof oo Rayid ah. Toogashadaasi ayaa ka dhacday Wadada Ali Hassan Mwinyi Road oo u dhow Dhismaha Safaaradda Faransiiska ku leeyahay Darasalaam.

Boloiska waxay kaloo sheegeen inuu hal qof oo hubeysan ku lug lahaa  weerarkaasi, lana dilay, isla markaana ahaan Nin Soomaali ah.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ciidan aad u hubeysan ayaa lagu arkayaa goobta ay Toogashada ka dhacday oo u dhexeyso Labada Isgoys ee
Kenyatta Road iyo Kinondoni Road.

SOMALI NEWS

To Top