WARARKA SOOMAALI

Daawo- Nin Miskiin ah oo 30 sano meeshuu jiifey lagu booqday & Muuqaal Argagaxleh-VIDEO.

Abdullahi Maxamed Ciise ayaa ah nin aan Ubad lahayn oo mudo 30 sanados ah good ku taala xaafada Islii ee Nairobi ku dayacan, waxaana ninkani booqday warbaahinta, waxay ka soo duubeen muqaal fajac weyn iyo Qalbi jab leh, ayadoo umadda Soomaaliyeed loogu baaqay inay ninkaas soo caawimaan. Ninkan ayaan maskaxiyan sidoo kale fiyoowbeeyn ama qaba xanuunka Dhimirka.

HALKAN KA DAAWO….

Ninkan ayaa dadkii la deriska ahaa sheegeen inuu xanuun, Gaajo, Dayac iyo Dar-xumo la tabcaansan yahay cid caawisaana aysan jirin. Muxsiniinta Soomaaliyeed iyo dadka kaleba waxa loogu baaqay inay miskiinkaas soo gaadhsiiyaan Gargaar waxii awoodooda ah.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top