WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muxuu yahay aayaha Gobalka Sool,ma Puntland mise Somaliland,warbixin Xiiso badan-Video

Laascaanod  (Horufadhi News)-Dagaal culus ayaa shalay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Labadan dhinac ayaa muddo isku hayey gobolka Sool. Haddaba muxuu yahay aayaha gobolka Sool?

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ee Idaacada VOA, waxaana ka qeyb-galaya aqoonyahanada kala ah: Professor Axmed Maxamed Ismaaciil, oo ka tirsan Suni Dutchess Community College, oo qayb ka ah State University of New York, waxa uu hada ku suganyahay Windsor, Canada. Maxamed Aadan Tarabi, oo jooga Chicago, Mareykanka, Axmed Nuur Qodax oo jooga Minneapolis, Mareykanka iyo Caynaanshe Cabdiraxmaan, Calgary, Canada.

SOMALI NEWS

To Top