WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Muuse Biixi oo la doonayo in xilka laga tuuro ka hor intuusan dhamaysan-Video

Burco  ( HM ) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka maamulka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Hadii uu muuse sidan aanu waxba ka badali mayno,      Ku eegi mayno, Doorasho Xiligeeda soo Hor marta ayaanu Qaban doonaa, Cudurkii 1994-kii ayuu ku celiyey dalkii”. Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Wuxuu ka hadlay arimaha Khilaafka ee ka taagan   Arinta Doorashada oo Saddexda Xisbi ay isku Mari waayeen

SOMALI NEWS

To Top