WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo ka cabanaya in Somaliland cadaalad daro kala kulantay Dowladdii 1960-kii,halka isagu uu ku tuntay Cadaaladii Somaliland-Video

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo dhawaan madal ay iskugu yimaadeen haween xusaya maalinta Haweenka adduunka ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday isaga oo ka hadlaya arrinta Heshiiskii DP WOLRD murankii ka dhashay ayaa waxaa uu ka hadlay in aan si cadaalad ah loo qaybsan awoodda dawaladdii Soomaaliyeed ee la tagay 1960 , halka aanu isaga laftiisu ku darin xukuumadda uu soo dhisay hal wasiir oo beesha gabooye ah|?

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top