WARARKA SOOMAALI

Daawo:-mid kamid ah Wasiiradii Maamulka puntland doonaya in uu qabto hoggaanka Maamulkaas,waa kuma-Video

Gen.Khaliif Ciise Mudan oo horey xilal kala duwan uga soo Qabtay Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxwaynaha Puntland doorashada 2019.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in kadib talo soo jeedin bulsho iyo markii uu arkay in Puntland ay isbedel u baahan tahay uu go’aansaday inuu isu taago xilka madaxweynimo ee Puntland doorashada dhacaysa bisha January ee 2019.

Wuxuu sidoo kale sheegay inuu arimo badan wax ka qaban doono Hadii uu ku guuleysto XIlkan oo ay ugu horeyso arimaha Amaanka, Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga ah.

SOMALI NEWS

To Top