WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa kala haysta Ganacsatada Jabuuti iyo Faysal Cali Waraabe,Jawaab kulul-Video

Xubno kamid ah Ganacsatada dalka Jabuuti ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay Gudoomiyha Xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe oo Weerar afka ah ku Qaaday Dawladda Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Inay Filim ka dhigtaan oo dadka isku diraan,  iyagoo Samaynaya Fidno waa wax laga Xumaado,  Arinta u dhaxaysa DP World iyo Jabuuti uma taallo Somaliland “ ayuu yidhi mid kamid ah Ganacsatada oo ka hadlay arinta Faysal Cali Waraabe.

SOMALI NEWS

To Top