Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Ceyn, waxaana wareegtada u qorneyd:
Markuu arkay: Dastuurka Maamulka Puntland.
Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland iyo Xildhibaanada Gobolka Cayn.
Markuu arkay: Baahida shaqo ee jirta.
Markuu tixgeliyay: Aqoonta iyo waayo-aragnimadiisa shaqo
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
