WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed,Xukuumadda iyo Baarlamaanka Dalka-Video

Madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya in ay dardar galiso howlaha hor yalla.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in la xoojiyo sugida ammaanka, si looga hortao falalka ammaan dari ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.

SOMALI NEWS

To Top