Madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya in ay dardar galiso howlaha hor yalla.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in la xoojiyo sugida ammaanka, si looga hortao falalka ammaan dari ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.