WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo ka hadlay waxa ka jira in Dowladda Ruushka ay Saylac Saldhig ka dhisanayso-Video

Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Beeniyey Wararka Sheegay in Maamulka Somaliland Saldhig Milatari uu Magaalada Saylac ka Siinayo Dawlada Ruushka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

inkasta oo aan Aduunku Aqoonsanayn Maamulka Somaliland Hadana Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Soo Baxayay Warar Sheegaya in Dawlada Ruushku ay Somaliland Waydiisatay Saldhig Milatari.

SOMALI NEWS

To Top