WARARKA SOOMAALI

Daawo- Labadii xubnood ee golaha deegaanka Buhodle laga saaray oo Qirtay soo dhaweyntoodii Baabul Camay-VIDEO.

Salebaan Dheere iyo Abdi Faracadde, ayaa sheegay inay soo dhaweeyeen waxa ay ugu yeedheen Madaxweynahayagii ayagoo dhanka kalena sheegay in gudoomiyaha laftiisu ka qayb ahaa soo dhaweyntii Ina Camay.

HALKAN KA DAAWO…

Waxay sheegeen inane kooromkii loo baahnaa buuxsami si xilka looga qaado.

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top