Magaalada Garoowe iyo guud ahaan deeganada maamulka Puntland ayaa waxaa dhawaanahan si balaadhan igu soo badanaya deegaanada kaas oo ah Kufsiga oo deegaankaas caan ka noqday ,kufsiga ayaa hada sare u kacay isaga oo gaadhay heer ilaa qabiiladu aanooyinka ay iskiugu kala aaraan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
