WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Khudbadaha Shirka Dhuusamareeb & hadal jeedinta Madaxda-Video

Muqdisho (HM)-Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka furmay shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo isla caawaba la soo xidhayo.

War murtiyeed ka baxay shirka ayaa waxaa ku xusan in Madaxdu isku fahmeen in doorashada noqoto doorasho loo dhan yahay oo waqtigeeda dhacda inkastoo nooceeda lagu kala aragti duwan yahay.

Madaxda dowlad goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ayaa sidoo kale isku raacay in la sameeyo Guddi Farsamo heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed, kaasoo ka soo baaraan dagaya labada qodob doorasho ee la isku hayo oo kala ah qof iyo cod iyo doorashada dadban sida ku xusan War murtiyeedka.

HALKAN TOOS UGA DAAWO SHIRKA

SOMALI NEWS

To Top